This is official Twitter account of the Somalia Federal Government's Ministry of Justice. Follow @MoJ_FGS for updates pertaining to the Somalia Justice system
The Minister of Justice of Somalia H. E. Hassan Hussein Haji has met yesterday with Nicholas Haysom, the newly appointed UN Special Representative for Somalia and head of United Nation Assistance Mission in Somalia... https://t.co/mTQUZmOYwR
Child Protection and Juvenile Justice Unit of Ministry of Justice and Judiciary Affairs held Capacity building training on child protection for Somali police forces and prison wardens. On 2 - 3 October 2018 at Hotel... https://t.co/WzqngZkrab
Xafladaan lagu daahfurayey hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga ah ee maxkamada sare , tan racfaanka iyo mida gobolka banaadir, Ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arr. Garsoorka XFS,... https://t.co/6OsniA8Bou
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arr. Garsoorka XFS Avv. Xasan Xuseen Xaaji, oo kulan gaar ah layeeshay Agaasimayaasha Wasaaradda iyo taliyaasha sare ee ka howlgala qeybaha kala duwan ee waaxyaha.
Wasiirka Wasaaradda... https://t.co/e6AA2ubYQN
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arr. Garsoorka XFS Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta Sarindi ee Muqdisho taasoo lagu dhaqanceliyo Dhallinyarada ka soo goosata malleeshiyaadka Shabaab.... https://t.co/AaZNxeON4k
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arr. Garsoorka XFS Avv. Xasan Xuseen Xaaji Ayaa Ka Qayb Galay Munaasabad lagu soo xirayay tartanka Heer Qaran ee Qur’aan Aqriska una dhexeeyay arday ka kala timid Muqdisho iyo Gobolada... https://t.co/cjFw27WWaG
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arr. Garsoorka XFS Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa Ka Qayb-galay munaasabad ay xilka ku kala wareegayen Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare Garyaqaan: Baashe Yuusuf Axmed iyo Gudoomiyihii... https://t.co/igFK70ykk2
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka, waxay Wasaaradda Maaliyadda ku wareejisay Daqliyadii kala duwanaay ee ay ka qaadi jirtay howlaha la xariira Tastiiqinta oo run ahaantii bulashada Soomaaliyeed ay u fulin... https://t.co/R9CypUINDi