Somalia waxay ledahay soo jireen dhul ah waxayna magac ku ledahay Africa oo idil manta markay tabar yareysay miyey na damceen kuwii shalay aan u gar gaaraynay daris kana nala ahaa waa nasib daro guul ayan u tajeynaya umada Somaliyeed
#Somali#guul
@LimanSabrie @ThabitMhd 14octobar waa malin umad somaliyed dhigoodii dhulka ku daatay,
Waxan leyahay inti ku dhimatayna allaha u naxaristo inati ay ka dhinteena samir iyo imaan allaha ka siiyo insha allh