Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa muddo-xileedkiisii hore laga diiwaangeliyay in uu yiri “Markii aan maqlo Nairobi ayaa qarax ka dhacay waxaan uga xanuunsadaa si aanan uga xanuunsan markii uu Muqdisho ka dhaco.”
Maantana waxaa laga diiwaangeliyay in uu xerada Janaraal Gordon ee lagu tababaro ciidanka qaranka ugu magacdaray sarkaal u dhashay dalka Imaaraatka Carabta. Xeradan ayaa horay loogu magacdaray Taliyihii Guutada 5aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, halyeey Janaraal Maxamad Ibraahim Faarax (Gordon).
Somalida waxay tirahdaa Tagto Daaye Timaado u Toog hay.
waxaa looga bahan yahay isimada Shirka ku leh laascanood in ay ka fakaraan mustaqbalka iyo Sharafta Ummada SSC Talada Maanta Gacantooda ayey you ku jirtaaa Sida ay u Taliyaan ayey noqon.
@ElGaadayare Federaalku hadu maamul daadajin sameeyo wuxuu isu haystaa in awooda laga qaadayo, dowladaha xubnaha ka ahna waxay isu arkaan in lacaburinayo waana halka sartu kaquruntay.
@ElGaadayare i think this is just fantasy, All journlists tell us their felling not the reality, hassan shikh was opposition NN, and he is don't doing what NN did.
Waxaa sharaf, farxad iyo faanba ii ah in aan kasoo jeedo waddan weli burbur kasoo kabanaya, xilkiisa u sarreeyana doorasha lagu kala baxayo, lagula kala wareegayo si dimuqraadi ah. Lagama helo waddamo badan oo aan bahwadaag nahay sida waddamada Carbeed iyo kuwa Afrika.