It was an absolute honor to serve #Somalia, a nation I dearly love, as the 9th President. I wish to congratulate my brother President @HassanSMohamud as he takes office to lead our country and I urge my fellow citizens to support him and the new initiatives of his government.
@M_Farmaajo@HassanSMohamud Guuleyso Madaxweyne. Sharaf & Karaamo ku nooloow, waxaanu markhaati ka nahay in aadan ahayn nin xukunka Jecel, balse markasta ku taagan badbaadinta Qarankeenna Soomaaliyeed🇸🇴
Waxaan u mahad celinayaa Shacabka Soomaaliyeed & mudanayaasha labada gole ee BFS ee ii doortay in aan noqdo Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federal ka Soomaaliya.
Waxaan ku shaqeyn doonaa siyaasad xasilan oo horseedda Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah.