Laga soo bilaabo 1983, Moumin Group of Companies waxay ku taagnayd aragti ganacsi oo adag, kalsooni iyo horumar joogto ah.
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhignay astaanteenna cusub, taas oo ka tarjumaysa koboca shirkadda, casriyeynta adeegyada, iyo himiladeenna mustaqbalka
Landini Discovery 90 & 75
Waxaa loogu talagalay beeraleyda Soomaaliyeed oo u baahan qalab adag oo la isku halayn karo,
lehna damaanad, awood, adkeysi & wax soo saar joogto ah
#Landini#Discovery90#Discovery75#Beeraha#MouminGroup#Somalia
Moumin Engineering Products waxaa diyaar idinku ah Tyre Moto 3-lugood lehna adkeysi, awood iyo tayo !
si aad u hesho tyer tayo sare leh nagu soo booqo xumaheena ama
nagala soo xariir number-daan +252612500057 / +252612999246
#MouminGroup#TyreMoto3Lugood#tayosare#adkeysi
Waxaan kuu heynaa yaambada beeraha oo kala nooc ah, kuwaas oo loo isticmaali karo shaqooyin kala duwan. Horumarinta beerahaaga maanta adigoo helaya wax-soo-saar sare muddo kooban.
Ku kalsoonow Moumin Group si aad u hesho qalabka ugu tayada sareeya ee beerahaaga.
Moumin Basmati Rice โ Halbeegga Dhadhanka & Tayada!
Ma u baahan tahay bariis udgoon, dhererkiisu ka sarreeyo, una bislaada si siman?
Moumin Basmati waa xalkaaga!
โ Extra Long Grain
โ 100% Pure Basmati
โ Ku habboon cuntooyinka maalinlaha & xafladaha
โ Dhadhan raagaya & udgoon
Ma ogtahay Badria Pasta in dhadhankeedu loo wada bogey.
Farqiga waa dhadhanka, mantana dhadhami Badria Pasta oo ka soo doono Xarumaheena.
#Moumingroupofcompanies#PadriaPasta#Pasta