@Daily_Mogadishu Gabadhaan iyo odaygaan weli siyaasada soomaalia sifiican uma fahansana taariiqdii horena wax og badan kama haayaan kaliya waa ay iska hadlayaan.
Reer xamar waxa ay dhahaan iska hadal looma hadlo iska heesna looma heeso walaalaheyga waxa aan leeyahay waddankaan dowlad ayuu leeyah