Waxa aan wadnaa hindise ah in taalo loo dhiso dadkii iyo ubadkii lagu xasuuqay Boorama january 1984.
Maxaad fikir ku darsan ? Maxaadse kaga qayb qaadan ?
Dhaqanku waa dhaxal la jaan qaadi kari wakhtiga taagan. Waa haddii dadkiisu u arkaan in uu yahay hanti ay leeyihiin. Haddii ay ka dhaadhacday dadkaa in dhaqankoodu yahay wax aan wanaagsanayn sida ay sheegaan reer galbeedku oo kooga oo kayliya Ku tilmaama ilbaxnimo (1)
Bal ka warama guri somaaligii oo sidan loo casriyeeyay ? Ka waran Haddii hoteeladu ay qolal sidan ah samayn lahaayeen ?
Dhinac waa farshaxan, dhinac kalena waa soo noolayn dhaqan.
Dhaqanku waa dhaxal la jaan qaadi kari wakhtiga taagan. Waa haddii dadkiisu u arkaan in uu yahay hanti ay leeyihiin. Haddii ay ka dhaadhacday dadkaa in dhaqankoodu yahay wax aan wanaagsanayn sida ay sheegaan reer galbeedku oo kooga oo kayliya Ku tilmaama ilbaxnimo (1)
waxa suurta gal ah in dadkaasi ay dhaqano kale u guuraan. Waa sida hadda aan aragno in caroosyada gabadhu soo xidhato taaj cad oo in inta ay xidhantahay ka dheerna daba jiidanayso ninkuna Ku taagan yahay suudh.(2)
sida ay u ahay lama dagaan taas oo sheegaysa in uu Cabdi Sinimoo hal abuuray curiyeyna heestii ugu horaysay ee soomaali ah taas oo laxan iyo muusigba wadata.
Buuggan waxa uu ifka usoo bixidoona dhawaan.
Abdikadir Abokor
Kuwani waa hadhaaga laga helay saylac oo ah weelasha ka samaysan dhoobada lagu kariyo foornada ama loo yaqaan porcelain afka engriiska. Waa weel ka yimid China iyo Japaan laga bilaabo qarnigii 17 aad. Waxa hadhaagani markhaati u yahay xidhiidhka Saylac ay la lahayd bariga fog.
Dhiganaha Muliyo wuxuu ku soo baxayaa horta Faransiis, ka dibna English iyo Soomaali. Hadafkaygu waa in taariikhdaa la soo nooleeyo iyo kuwa kalo badan. Muliyo Centre in uu noqdo meel loogu yimaado taariikhda iyo dhaqanka. Waxan jeclaa in Boorama laga hirgaliyo insha Allah.