TACSI:-
إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Illahay Naxariistii Janno Haka waraabiyo Gen. Maxamed Xirsi Morgan oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi,
aamiin aamiin
إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaan aad iyo aad ugu Mahadnayaa soo dhawaynta ay igu soo dhoweeyeen magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Madaxda labada gole ee DFS ee uu Hogaaminayey Gudoomiye Senitor AbdilaahiTimacade, waxaan qayb ka noqondoonaa talada iyo qorshaha qaranka ee miiska Saaran, Insha Allah
Wasiirka Cadaalada Puntland, Weli Waxuu ka ga’mi La’yahay Weli Xeerkii Gudniinka Ee aan Diiday in Baarlamaanka La Horkeeno Ee Weli Xafiiska Madaxweynaha Yaal, Waa Wasiir irsaaqadii Lagashay Bahalka Gabdhaha Yaryar,
Aragti indhala’ oo Demani ina Dhiqimaysee,
Damqasho Puntland-baan Qabna, in Dood loo Fagaareeyaan Qabnaa, Dood Puntland-baan Qabaa, Dood Siyaasiya iyo mid Dhaqan -baan Qabnaa, Dood Siyaasiya oo Heer Qaran iyo Federal ah Baan Qabna
Ee ina-Dejiya
Soomaaliya Tubta Ay Ku Socoto Maanta, Nimaan Tei-ga Uxidhan, Kana Talamin Table-Ka Lagu Tusmaynayo Taxana Taabaqaadka Qaranka Toosan, Waa Laga Tegayaa, !!
Cidii Cadowgaaga Ciirsataa, Waa Cadawgaaga !!!
Damiirkuna Yeelimaayo, Dan kaama lihi, Dantaadana Ha’ Door Bidin Ee Aniga ii Dabranoow!!!
“ DEMANOOW BAL DIB ISUGU NOQO”