Waxaan MxCrypto AI kusoo darnay update.
Hadda app-ka gudihiisa waxaad ku yeelan kartaa wallet, waxaadna si toos ah ugu trade-gareyn kartaa on-chain.
Wallet-ka waxaa lagu dhisay non-custodial wallet infrastructure.
Micnaheedu waa in wallet-ka adiga gacantaada ku jiro. aadna adi keligaa access u leedahay.
Haddii aad rabto, wallet kaaga waad export-gareyn kartaa markasta.
App-ka gudihiisa waxaad si fudud uga iibsan kartaa crypto, memecoins, altcoins iyo tokenized stocks, adigoo hal meel ka helaya wallet, market access iyo tools-ka aad u baahan tahay.
Update-kan awgiis, waxaan sidoo kale bixinayaa giveaway.
Waxaa ku jira SOL giveaway iyo free membership lagu helayo access-ka MxCrypto AI tools.
Ka qayb gal
Like saar post-kan
Repost garee
Comment ku qor
Download garee app-ka
Marka trading rabto in aa sameyso wax yaabaha ugu muhiimsan waa inaad news hesho
MxCrypto AI wuxu kaa caawin in aad hesho newskasta sida ugu dhaqsiyaha badan
Haddii aad suuqa muddo ku jirtay, stock ha noqdo ama crypto ha noqdo, hal wax waad baranaysaa
Wax cusub marka hore lama iibsado.
Dad badan oo $SPCX iibsaday hadda -40% ayey ku jiraan. Taas micnaheedu ma aha in project-ku xun yahay ama uusan soo noqon karin, balse inta badan waxyaabaha cusub waxay u baahan yihiin inay marka hore meel hoose tagaan, dadka degdegga ku galayna laga saaro, kadibna structure fiican sameeyaan.
Suuqa mar walba fursad wuu ku siinayaa haddii aad sabirto.