ASCKM Waxaa wax lagu qosla ah qoraal wareegaya oo sheegaya lacagayo laga bixiyo Xafiiska R. WasaarahaJFS, Liiskaasoo magacayga lagu daray. Haddaba waxan halkan ku caddaynayaa in arrintaasi been tahay. lacagna kama qaato Cidda qortayna ujeeddo magac dil ah ayay ka leeday arrinta
waa markale iyo musiibo qaran.
Anigoo ku hadlaya magaca Xisbiga NDP
waxan tacsi ummadda uga dirayaa intii ku dhimatay qaraxyada ay maanta u dambaysay.
Waxan ka tiiraansanay dhawaca soo gaadhay Sh Yusuf Caynte. Ilaahaw caafimaad degdeg sii.Waa inay
cidi qaaddaa mas'uulidda
Waxaa sharaf ii ah inaan 6dii February
Aan martiqaaday 40 General oo ah
Saraakiishii hore ee Ciidamada Qalab ka side ee Somaliyeed. Kuwaasoo magac weyn ku leh ummadda Somaliyeed. Ujeeddada martiqaadku waxay ahayd
mahadnaq iyo in la tuso in abaal weyn ay Ummadda ku leeyihiin.