Mr Artan remained me a story!!
In 1996, Abdi Bile told me that he could not get ride to mogadishu Airport while his way to 1986 Olympics! But 3 weeks later the president.. Jaale Siyaad was awaiting his arrival at the airport! Aduunyo!!
🤔… Dad badan oo somali ah ayaa aaminsan in Habeenkii October 21 1969 uu Qaranka Somalia Hog Galay! Waxaana ka mid ah jaalayaashii abuuray SSDF iyo SNM.. Modern day known as PL and SL regions! Dhibaatada ay sheeganayaan waa mid Siyaad Bare Regime ku kooban!!
Sidaas daraadeed Waa in la isla fahmo marka Qaranku burburay ma 1991 mise 1969?
Ka bacdi hala eedeeyo cidii suurta gelisay Hamze Iyo Fiqi inay maanta qaranka Hogaanshaa!!
Ma Ina Cigaal Iyo Abdirashiid Sharmarke oo musuqmaasuq aabayaal u ahaa miyaa?
mise Siyaad bare? Waa Su’aal daraasad u baahan!
Dadka inta kale waa duruuf iyo waqti la joogo!!
@M_Farmaajo@FIFAcom What have you done for Somali sports during your 8 year tenure as PM and as-President? Nothing!
Please respect our intelligence sir!
Meeshani waa Wajeer , Kenya.. AKA NFD!!
Calankii Kenya ayaa Heesihii Qaranka Somalia la saaray!! Halkaas ayaa Soomaali Dhoolay maraysaa!!
We have long way to go!!!
Warkaasi waa khatar waxbaana ka jira !! War hooy xukun aad rabtid ha unoqon eey lagu shaqaysto!! UEA dalkeena in uu burburiyo buu rabaa ee ka feejignow
Dawlad ay Raisal wasaaro ka yihiin ayey rideen. Waxay soo Saareen Hassan Shiikh!
Maantana waxay leeyihiin dalwada ridaynaa oo mid Hassan kasii Liita oo UAE agent ah soo saaraynaa!
Jawaabta shacabkuna waa: Mar Idage Allah ha dago, mar labaadse anaa is dagay!!! Enough is Enough!
🚨President Firdhiye met with the US ambassador in Mogadishu. They discussed peace and security in northern Somalia and the US investment in oil and mineral resources in northeastern Somalia.
The US reaffirmed 🇸🇴’s unity and territorial integrity.
Said Deni, the President of Somalia's autonomous Puntland region, traveled to Dubai yesterday afternoon. Deni went to Dubai to meet with UAE and Israeli intelligence officials. The purpose of this meeting is to instigate chaos within Somalia and provide direct support for the country's fragmentation.
Deni is conducting these high-level meetings to secure further bribes and financial backing from the UAE and Israel, aiming to systematically escalate the ongoing destabilization in Somalia.