I am honored to be named deputy chair of the @SIMADAlumni leadership team. Thank you everybody for your well wishes & congratulations. As the first female to take on this role, i will do all in my power to inspire & engage the whole Simad family, particularly my fellow ladies.
Mahadsanid Macallin Farmaajo. 5 sano ayaad nagu bartay cashirro baraatiko ah oo aanan iskuullada iyo jaamacadaha lagu dhigin. Waxaad dhistay wacyiga dadka. Dadka ayaad na kala bartay. Waxaad na bartay in aan qiiro iyo laablakac Soomaaliya lagu dhisi karin.
https://t.co/kZ6H7ZWRJp
Ciidanka Xoogga Dalku sow ma aha kuwa shacabka ku dila laamiyada? Kuwa Farmaajo ku adeegto ee uu marba meel ka dajiyo, si uu ugu fushado dan gaar ah? Kuwii muddokororsiga cududda u ahaa ee weeraray madaxdi hore iyo dad bannaanbaxayay?
Kuma arag dhaqan mudan in loogu hambalyeeyo.
Dear brothers and sisters, the doors of Allah's forgiveness are wide open and it's a good chance for us to remove a big deal of our sins in this holy month and correct some of our mistakes. May Allah SWT bless us all accept our duas and forgive our sins. #JummaMubarak.
Drinking as much water as possible between Iftar and Suhoor reduces your risk of dehydration during fasting. A well-balanced diet is a key to healthy fasting during Ramadan. #WorldHealthDay2022.