Card 2019 u ahmed madobe xogtay wa u dhamaday e ahaa absame mareexan ba so weraarayo..!๐ค๐ฝ
2024 waxa u mar kale xoganaya card hawiye usc ba iso werareyso darood kaca ..!๐๐คฃ
Malin hadu ku xogmay card malinkasto kuma xogmayo dadka xolo mahaan..!๐ค
Kalmada ah pm ha sharaxo hsm ader no waye mesha mahan mel odey shaydhan madobe inta laga qado wiil u ader u yahay lo dhibo JB dad ba leh somaali oo dhan wa degta ha laku kala badnado wa in rer JB ayaga maseerkoda ayaga ka tashadan @HassanSMohamud JB dadki laha u dhib hada qabato hadi kale wa ino dagaal..!๐ค๐ฝ
Dadka bila aqliga ah ba waxa laku kiciyaa hawiye iso weraraya irir balayo ba i cayrsaneysa ..!
@PresidentMadobe mesha iga bax ama adiga oo meyd wato bad baxeysa..!
Shaydhan madobe geednaar Down ๐๐ฐ๐ชโโโโโโโโโโโโโ
As part of the security responsibility taken over from #ATMIS troops, units of the National Armed Forces arrived in Raskamboni on Monday. The Commander of 18th battalion of SNA's special forces, Gorgor, Lieutenant Colonel Hassan Ciraaqi, said that the troops will speed up operations to liberate LowerJubba from #Alshabab terrorists. The ATMIS mandate will expire on 31 December 2024, and the National Armed Forces have already taken over 21 forward operating bases in Hirshabelle, Southwest, Jubbaland, and Benadir region.
Farmaajo wuxuu yidhi doorasho qof iyo coda ayaan qabanayaa lama odhan orodoo maamuladda ku diidan u yeedh oo ku qancin taasoo xaq loogu lahaa laakiin waxa lagu yidhi Villadda ka soo bax oo magaalka guri ka kireyso. Markuu is yara adkeeyeyna dagaal baa lagu qaaday aan xaq loogu lahayn. Raggii ka hor yimidnna dal Xoreeye iyo dal difaace ayaa lagu ladhay magacyadoodii.
Ahmed Madoobe wuxu yidhi hadii doorasho qof iyo cod ah la rabo aan ilaalino wadajirka dalkee doona Khaatumo iyo Puntland qabyaalidiistaad tahay baa la yidhi.
Bal adigu , xaajaddaas ka garnaq.
Waleegeey ayaanan xaqa ka gaban doonin, Biden oo isu arka aduunka inuu leeyahay iyo Naataaniyaahuu ayaan ka aamusi diidayey, ma dad kitaab maray oo nabadoonno juffo hoose isu arkaan u joojinaa, awoodooduna tahay xabaalo la qufo, dhul la boobo, raashin ciidan oo la dhaco iyo kuraas mudo xileedkeedduba yahay afar Gu oo Soomaali loogu cadaalad fali diidey. Waa maya
โ-Ilaahayoow Eexna ha nagaga tegin, aqoon yaraana ha nagu cadaabin.
Walee Soomaali ma dhawa inteey sidan isu dulminayso.