Deeply honored & greatful to receive the Award of the best Micro Fianance institution in SouthWest State Somalia From SWS Awards Team as @RAASMFI1 today In Baidoa.
RAAS MFI always stands for the Low income & unbanned onces .
Thank you SWS Awards Team.
#RAASMFI#SWAwards2024.
Passport-ka Wadanka U S A waxa ku qoran Muwaadin hadii aad joogto cirka ama dhulka hoostiisa oo wax ku soo gaaraan waanu ku bad baadin.
Passport-ka Somalia waxa ku qoran Naftaada Maareey oo la baxso waxba nagama kaa galin😂
Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed.
~Iskadaa qof hadal iyo
~Eray aad tidhaahdee
~Indhahaaga oo qudha
~Qofka aad ku eegtaa
~ifka ugu nasiib badan
-Sawirka aadan ogeyn kuwa kale waa ka duwan yahay.
Salaama reer twitter🙏❤️
Fuustadaan IL ayaa ka maqan, sidoo kale waxaa saaran culeys ka weyn haddana wey iska faraxsantahay.
Duruuf kasta oo kula soo derista ku dadaal in aad iska faraxsanaato
Football means peace, here is Dr Ayub Stadium Baidoa which hosted a match of Baidoa Super cup for FC BCC Vs BAIDOA FC. Kudos to you BCC for winning this cup,
Welcome MP Minister @MoBareMohamud.
#BaidoaSuperCup#Football
In the 109st week in a row, we carried out a clean-up campaign at Lido beach, to save our environment and marine life, we collected today more than 300 kilos of trash during our #Lido beach clean up in Mogadishu.
You are deserved more than this My DG @Ore_Osman1
Wish you many success in any place.
I know your hard work, struggle and committment with a good attitude.