In light of the Ethiopian deal with Somaliland, yesterday in the Houses of Parliament I called on the UK Government to start the process to recognise Somaliland as a free, independent sovereign nation.
Waxa muuqata in la gaadhay wakhtigii ay Soomaaliya garwaacsan lahayd xalka kaliya ee lagu heli karo nabadgelyo iyo iskaashi laba Dal oo walaalo ah. Xalkaasi waa laba Qodob + Sawiro https://t.co/nbIyjMDx2d
Madaxweynaha JSL oo dalka dib ugu soo laabtay galabta iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda oo saxaafadda u sharaxay kulamadii ay la yeesheen madaxda Afrika https://t.co/weiSU3s3BV