Caasimada Muqdisho duleedkeeda ayaa laga hirgaliyay beer nasiino oo cajiib ah oo lagu magacaabo BEERTA JAZEERA Jazeera Aqua Park iyadoo dacalka ku hayso xeebta badweynta hindiya.
Muqdisha ayaa ah magaalada ugu mustaqbalka wanaagsan gayiga Soomaaliyeed iyadoo ganacsatada malaayiin dollar ku maalgalinayso si aan kala joogsi lahayn iyo guud ahaan bulshada shanta soomaali taas oo ay dareensanyihiin caasimada ummada inay tahay.
Waa ii farxad in Garaadka bulshadayda uu hada la jaanqaadaya si heer caalami iyagoo daremay baahida wayn ee loo qabo jaradiinooyinka iyo meelha cagaaran ee nasiinada.
Dowladnimada waa la dhowrayaa oo yac ayaa laga leeyahay kuwa weerarka ku ah iyada maslaxada caamka ilaalineysa ..oo wadajirkeena ka talineysa
Madaxweyne markii aad Xilka qabatay maa Dadkii reer Mugdisho inta la raray ayaa Kuwo cusub la keenay mise waxay ahaayeen Jaran Jaro lagu fuulo Kursiga Dalka ugu sareeyo ๐
Historic day for ๐ธ๐ด Honored to take the oath at the ELA on this blessed day as our country deepens its role in the East African Community. Committed to empowering youth, tackling climate change & strengthening trade and free movement for a more united&prosperous East Africa. ๐ธ๐ด
Mogadishu is now cosmopolitan city. You find Yemenis, Sudanese, Syrians, Turks, Pakistanis and other nationality living in the city.
They contribute to the economy of the city.
#Mogadishu
"Doorashooyinkii Golaha deegaanka ayaa Bisha April ka Bilaamaya Guud ahaan Galmudug ee ha loo diyaar Garoobo".
Madaxwayne Kuxigeenka Dowaldda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid
Thank you to my family and friends who stood by me and joined me on this special occasion. I am also deeply grateful to the distinguished representatives of the Federal Gov of Somalia for their support. A special thanks to @IlyasAliHassan, Somaliaโs Amb to ๐น๐ฟ4 his efforts.
Sheikh Saeed Mohammed Noor, a Sudanese Qurโan reciter in Cairoโs Al-Khazindar Mosque, became famous for his emotional voice. Trams would even pause near the mosque so passengers could listen. He lived modestly and refused money or radio fame.
In the late 1940s he recorded recitations for the โCall of Islamโ radio in Mecca, admired by King Abdulaziz. He later died in Kuwait in the mid-1960s.
Mogadishu Stadium ๐ธ๐ด is undergoing a massive transformation, led for the first time by a local youth-owned Somali company! From a new Somali Football Federation hotel to Olympic-standard courts, Somalis are building the future with their own hands. ๐๏ธ๐๐พโโ๏ธ๐๐ฟโโ๏ธโน๐พโฝ๏ธ๐ธ๐ด