History has been made! 🇪🇸🏆
Spain are finally World Cup champions! Messi's disciple ended President @DJTrump's World Cup journey, and a disappointed Trump presented the trophy to Spain. 🇪🇸
Ilmahan yar ee reer Qaza ,Faadi Zand waxa gebi ahàanba ka dhamaatay jidhkiisa nafaqadii macaluusha iyo go'odoominta ka taagan Qaza awgeed
Hooyadii waxa ay leedahay "maalinkasta hortayda ayuu ku ooynayaa ,ilmadii kaga dhamaatay wax aan u qaban karo ma jiro "
ILAAHAY HAW SAHLO
Waxaan ka xumahay falka foosha xun ee lagula kacay barakacayasha garowe waxana ugu baqaya mdaxdweyne deni iyo hayadaha kale duwan ee amniga in loo damqado dadka masaakinta ah waxna loo qabto waxaana sabab u ah foolxumadan khamriga iyo daroogada. laamaha amnigu fadexadaysanyihin.
It is a shame for our nation, may God give patience to the Somali people. So mr president @HassanSMohamud you must listen to your people and protect their sovereignty .

Ninkii soo joog laga waayo soo jiifsa laga hela inkastoo aanay digasho again ahayn laakiin madaxweynuhu wadankii uu ku sheegay cadowgeena labaad inuu usii cararo ayadoo aanu leenahy ka joog hatagin dhagahana naga furaysto foolxumadan waa filayey
Waxaanse talo usiinaya maamulka @Plstatehouse iyo hayadaha amniga puntland in sababtu ay tahy maandooriyaha khamriga oo ay ku lug leeyihiin ciidamada iyo hubkooda oo ah kan ubadan ee falalkaas laguna geysto marka ilaa khamriga wax laga qabto arintan joogsan meyso
Waan ku bogaadinaya haayadaha amniga puntland in ay gacanta kusoo dhigaan 5 tii eedaysane ee sida arxan darada u dilay ganacsade axmed tahliil oo jooga goobtisa shaqada iyadoo sababta loo dilay tahy ilmo yar oo labo family isku haystaan
I commend the operation of Puntland security forces and I hope that they will put an end to terrorist groups as soon as possible
that are disrupting the stability and development of the city.
Alhamdulillah
God has given Somalia the most beautiful land but unfortunately Somali people don't know about it.
May God make us understand the value of our land
The attack that took place tonight at the Gen Gordan Emirate camp in Mogadishu shows the failure of the security forces in Somalia and it also shows a bad image of our country, so Mr. President @HassanSMohamud, it's time for you to dare to go in the right direction

Waxaan ilaahay uweydiinaya marxuumad luul inuu janooyinkiisa ku casumo dambiilihii falkaas naxariis darada ah geystayna in layska kaashado soo qabashadiisa iyo in cadaalad last marsiiyo