Xulista iyo hanaanka Doorasho ee Gobolada Woqooyi waxey la mid yihiin kuwa Beelaha kale ee Soomaaliyeed waana iney yeeshaan hab-doorasho oo sharci ah kuna qotanta Madaxbanaani iyo inay noqoto mid dhinacyada ay Khusaysaa kuwada qanacsanyihiin.
Waxaan soo dhaweynayaa hadalka ka soo yeeray Raisu Wasaare Xasan Cali Khayre ee ah in dalka ay ka qabsoonto doorasho xiligeedii ku dhacda, lagana talo galiyo dhamaan saamileyda siyaasadeed.
Waxaan Mudane Khayre iyo xukuumaddiisa laga doonayaa inay ka dhabeeyaan mowqifkaas.