Maanta oo ay taariikhdu ku suntanayd 10/7/2023 waxaan difaacdey buugayga jaamacada heerka labaad ee masterka anigoo ku diyaariyey takhakhuska “ Environmental Management and Susy” jaamacada Accord University. Waxay ii ahayd sharaf weyn inaan halkas sogaro
“ WHAT WE SAVE SAVES US”
Hadii dagaalka 3aad ee aduunka dhaco! Siyaasado badan oo diyaarsanaa ayaa kala firdhaya! In somalia ay fursad u noqotona waa macquul oo ay hesho jaanis ay kaga nasato siyaasadaha dibada kaga imanaya!