Safarkii Madaxweynuhu ku tagay UAE muddoAsbuuc ah ayay ku qaadatay inuu la kulmo Mohamed Bin Zayed - safarka hadda ee Turkiga maalinkii 3-aad ayuu Turkiga joogaa walina lama kulmin dhiggiisa Dalka Turkiga
Qaran qab leh sidaas uma qalmo.
Halkee xisaabtu ka qaldantahay?
Waxan Madaxda Qaranka siinay warbixin ku saabsan khatar ay malegayaan Maafiyada AS oo ay rabaan inay ku beegsadaan Madaxwaynaha & R/Wasaaraha Qaranka. Maxamad Mahir oo ah dhagarqabe sare oo AS ka tirsan ayaa wada fulinta qorshaha. Dabagal ayaan ku haynaa cid kaste oo ku lug leh.