A former NISA manager Fahad yasin H dahir gave interview Gaylan media told us "an every intelligent unit is an eyes of an every state" in opinion it's correct but I told him an every one who nominated An intelligent unit must be technical intell scholar!!!!!!!!! Not reporter!!
@FarahGeylan Si kasta oo ay isku qoys u yihiin, suaashu waxa weeya shaqadii loo igmaday si daacad ah ama hufan ma u qabanayaan!!!.
Adiga cadayntaad ama eedayntaas noo keen, balse inay xatta madaxwaynaha wax isu noqdaan daruuru maha ama eed maha wariye, thanks wll
@hoodo_muhibo Subaxanah horta Alle wax kasta uu arka waxan ka ahayn, cid kale oo la maamusha koonka hadad diido dib isugu noqo yarey u jeedkagana sheeg
Ka kaalay goobaha siyaasadda iyo qabyaladda isku ladhan lagu hayo, kaalaya goobaha naxariista iyo cawayska, idinko faraxsan aad tagtan gurigiina!.
Waxad ka doodaysaan dood aan midho dhal lahayn, sidoo kale waxad ku xad gudbaysa qof aydan waxba ka ogayn! Eebe ha idin danbi dhafo.
Reer galbeedku way bartan tariikhda ilaa ay gartaan khaladaadkooda, balse anagu waxan u barana in hebelkani ka wanaagsanyahay hebelkan kana geesisanyahay, isagana indha tirno khaladadkii tagay, wax cashar ahna kama qaadano.
#Somalia
@BashiirWabax Siyaasadda ayaa ah in dadka aan cadow laga wada dhigan wuu ku qasbanaday inuu islaamka diintooda difaaco si aanu cadow ugu noqon iyaga!!!!!!!!!!cadowgaaga cadowgiisu wa zaxiipka marka reer yurub iyo islaamkana waa is necebyihin zhp
@FikradahaXaliye Hadaanad gabadh u baahan, wayee yaad u bahatta ma ragga!!!, ka xishii hablaha Nio nin wayn oo dhanka xun ka jooga bara bulshada ayaa tahaye!!!! Diinta hadad wax ka taqaano hablaha kumaad dhiiranaateene
@TheVillaSomalia@AbdirisakUrug@HassanSMohamud Not true, the real President of Somalia are USA, Qatar and EU, you have to Somalia is the place of wealthy African countries, like Uganda!!! We still alive with out reason, there is no hope, bright future, no dignity no leader, we are the below dead!
@AbdullahiXayle You say good leader, how do you know about result of the meeting!!! Ogow, danta madaxwaynaha laga leeyahay inay tahay in la maamulo isaga ee aanu waxba maamulin!!!.
@ha_noolaato Dhaliil aan loo dhamayn weeyan kolay, oo qof caadifadaysan uu yidhi,2010 ilaa 2023, lacagta la lunsaday waxay ku dhawaanaysaa hal bilyan oo dollar!!!!!! Ma la yaabtay yaa wax cuna een madaxda ahayn!!!!
@Engna88 Waan ku salaamay doqonka aan doqonimadiisa fa'iidada ku qabinow, wad sharfantahay marka aad haysatto dad aad wax u sheegayso, lkn waxan ku odhan lahaa cadceeda sacabadaada ku qari markasad ogan doonta caqligaagu inta uu yahay, wxy iga haysa inaan caday hadiyad kugu keeno😂😂😂😂
Waa waxan la mahadin doonin, dhacdooyinka ka bilaabmay Somalia, M xasan sheekh waxay u gali doonta tariikhda madow, maanta waxa miuqatta in somali sii kala fogattay maatidana aan loo tudhayn noloshuna ay noqottay mid fudud kursi jacayl dad aan waxba galabsan loo laynaayo😥😥😥
@HSNQ_NISA Isma lihi xal ayey keenaysa, hadii bulshada laga qariyey, alshababta NISA dhex joogta yaa u damaanad qaaday oo ka qariyey sawirka, waxan u arkaa biimayn ku socotta shacabka iyo in laga cabsi siiyo shacabka aan waxba galabsan