GOGOSHA AY XUKUUMADDU U FIDISAY MUCAARADKA IYO DOODDA SHARCI EE XUKUNKA MAXKAMADDA SARE: MAXAY KA YIRAAHDEEN MADASHA SAMATABIXINTA?
Xoghayaha Xildhibaan Cabdullaahi Abuuukar Fiiqoow (Cabdullaahi Carab), oo ka mid ah xubnaha sare ee Madasha Samatabixinta, ayaa ka hadlay gogosha ay Xukuumaddu u fidisay Mucaaradka iyo doodda sharci ee la xidhiidha xukunka Maxkamadda Sare.