Argagaxisada al-Shabaab waxay weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Kismayo, Soomaaliya.
Naga caawi sidii aan u heli lahayn inta aysan mar kale soo weerarin. Noo soo dir xogtaada.
Faahfaahin dheeraad ah: https://t.co/34fvYn6mxO
Naga caawi inaan carqaladeeyno qulqulka lacageed ee maalgalisa rabshadaha ay ISIS wado.
Nala wadaag wixii macluumaad ah ee aad ka hayso hab-farsamooyinka dhaqaale ee ISIS-ta Somalia.
Talo bixintaadu waxay kuu sahli kartaa inaad u qalanto abaalmarin iyo dib-u-dajin.
Ma haysaa wax macluumaad ah oo ku saabsan Cabdullaahi Banati ama dad kale ee ka dambeeyay weerarkii dhacay bishi Janaayo 2020? Haddii aad haysid, waxaad abaalmarin u heli kartaa $10 milyan doolar iyo dib-u-dejin. #StopBanati#justicesmilesback