Hassan Sheikh markii uu mucaaradka ahaa Eretria dowladdeeda waa ku gafay, waxa uuna dafiray guud ahaan ba in ay Soomaaliya wax u tartay iyada oo in ka badan 5kun oo ciidan ah ay tababar u joogaan. Raalligelin buuxda waa in uu siiyo dowladda Eretria. #HSM100Daysfailure