“Waxan u mahadcelinayaa Shirkadda Amal Bank in kaarkooda Master-card ay udoortaan Sawir aan kaqaaday Xeebt quruxda badan ee Mareero, Bosaso.
Amal waxa ay iga iibsatay sawirkaas taasna waxa ay dhiirigelinysaa Arrimaha dalxiiska iyo in aan shaqadaan sii wadno insh Allah” CK
Mid kamid ah waxyaabaha laga faaiday dagaalka qaza waa in caruurtii yaryarayd ee soo korayay ee aan la socon dagaalka soo jireenka ah ee islaam iyo gaalo u dhexeeya uu dagaalkani fahansiiyay cashar ay sanaddo ku qaadan lahayd inay fahmaan.
Dalkanaan joogo ee turkiga waxaad arkaysaa caruur yaryar oo intaysan dukaanka alaab ka iibsan waydiinaya Qofka iibinaya in alaabtan ay tahay alaab ay yahuuddu samaysay iyo in kale, iyagoo aaminay in iibsashadda alaabtoodu ay ka dhigan tahay inay siinayaan yahuudda lacag walaalahood lagu gumaaddo.
Dadaalkii ay yahuuddu sanadaha ku bixinayeen inay tirtiraan cadaawadda kala dhexaysa Muslimiinta, isuguna sawiraan caruurta inay yihiin dad fiican iyagoo u soo maraya filimaanta kartoonka iyo warbaahintoodda si ay u helaan jiil muslim ah oo aan la dagaalamin, ayaa noqday hal bacaad lagu lisay