Tramite la collaborazione tra Università Nazionale Somala e Università Italiane, professori di diversi atenei Italiani guidano una formazione anti-Covid-19 per i medici Somala impegnati nella lotta contro Covid-19. La formazione, e' sostenuto dal AICS e la rete di UNESCO Italiana
Haddii waddanka ciidan soo weeraro, ciidamada qalabka ayaa laga sugayaa iney cadawga soo duulay dalka ka difaacaan, waana u dhinta difaaca dalka. Maantay dalka waxaa soo weeraray cudur. Bahda caafimaadku ha u istaagaano iney nafta u huraan ka difaacidda dalka cadawga soo duulay.
Haddii waddanka ciidan soo weeraro, ciidamada qalabka ayaa laga sugayaa iney cadawga soo duulay dalka ka difaacaan, waana u dhinta difaaca dalka. Maantay dalka waxaa soo weeraray cudur. Bahda caafimaadku ha u istaagaano iney nafta u huraan ka difaacidda dalka cadawga soo duulay.
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Maxamed Axmed Jimcaale oo uu wehliyo hormuudka kulliyadda Caafimaadka ee JUS Dr. Cabdinuur Faarax Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay ardeyda JUS ee la shaqeyneysa dhaqaatiirta ku howlan ka hortagga Cudurka Covid-19.
dakhliga Dalka waxaa sal u ah deeqaha Dibadda & Xawaaladaha . Haddii Coronavirus aan si deg deg ah looga adkaan, dhaqaalo darri xoog leh Iyo kala xiran ayaa nagu soo socota. Haddaba Dawladdu waa iney Siyasadda dalka u jeheeyo wax so saarka gudaha si looga hortago gaajo & macluul.
Reer Mudug waxay Allow haddii taada la dildo in la eedo ma jeceshahay. Forex Culimada islaamka Iyo Aqoon yahanka Soomaaliyeedba si aad ah ayey uga digeen lamana she gets an ee dadka wax uga lumen iyagu ha is eedaano.
To know more about what late Moi's regime of terror meant for Somalis in northeastern region, please watch this documentary and get...you know what something to wipe away your tears.
https://t.co/HtFHIY2eJB
Our country needs massive small and medium industrialization in particular the agro-food industries. Somali government is required to rehabilitate the existed technical schools and open new ones. The government is asked to provide business people all the facilitation they need.
O Edmonton youth, wake up, unite your force, and you will be relevant. I am sure you can take Dr. Habiba to Canada parliament. Take your destiny into your hand and come in wave after wave to vote on 21 October for Dr. Haniba. Don’t leave your parents at home. Take them to vote.