Daadashada Bitcoin waa qayb kamida nasashada wayn ee suuqu galaayo si uu u sameeyo kor u socod mar kale (New High), nasashadani waxay soo gaadhi kartaa ilaa 60k, taxliilintan waxaan samaynay bishii June, 2025. Ka eeg linkiga hoose.
https://t.co/7XHguMUiir

Bitcoin markan waxay maraysay 120k, ustaad Ahmed Ilyaas wuxuu inoo dharaxayaa in ay soo daadan doonto lacagtani. Sidiibaanay u dhacday.
Nagu soo biir: https://t.co/9DFkMvNmPe
Waa laba sawir oo aan kala qaaday July 16, iyo August 07, 2024. Lacagtu waa #BITCOIN
Baryahan waxa qaylo yeedhaysay, bahda @RedSeaWavesFx hore ayey usii odorostay. Hada yaanay ku dhaafin fursadani, waxaa loo socdaa 90,000
South Korean crypto exchanges may delist hundreds of altcoins due to new regulatory guidelines aimed at protecting investors from high-risk assetsβ.
https://t.co/vkvbhT27rE