WAR CUSUB :- Soomaaliya iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Dhinaca Amniga iyo Duqeymaha Cirka Ee Ka Dhanka ah Al Shabaab....
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa wada hadallo ka yeeshay dhinaca Amniga gaar ahaan Duqeymaha cirka https://t.co/s5yc4DT82e
Dag Dag :- Dowlada Soomaaliya Oo Cambaareysay Weerar ay Iiraan Ku Qaaday Dalka Sacuudiga.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa lagu cambaareeyay weerar ay Diyaaradaha aan Duuliyaha laheyn ee Iiraan ku qaadeen gudaha dalka Sacuudiga.
WAR CUSUB :- Maxaa Sababay in Cabdiraxmaan Cirro uu Ka Dhex Khudbeeyo Muraayadaha aan Xabbadaha Karin?
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa si ka duwan Hoggaamiyeyaashii kursiga uga horraysay maanta
https://t.co/x5T9FTlf7P