@AbdullahiGuled Dadkeena waxay Maqleen Xoriyada Hadalka, Marka Hore waa inay Ixtiraamka Hadalka Bartan Kadibne Martabada Qofka ay Eedaynayan waa Inay ogadaan.
#Culimada waa Kuwa Dhaxlay Nabiyada ee Yaan lagu xadgudbin.
Si cilmi ah haloola Munaaqashoodo..
@Abukar_Arman Waxa Dan noo ah waxa laga Helayaa Kitaabka Illaahay Subxana WataCala
iyo Sunnada Nabigeena CsWasalam.
Ma qaadanay AlxamduLiilaah.
Ma diidnay.
Illaahay wuxuu yiri;
Illaahay ma badalo Qoom Illaa ay ayaga Is badalaan.
Umad Hadii la rabo in la Baabi iyo Luqadeeda Lagu Diraa.
Soomaliyey Hadaad ka Doodaysan Ceeba hiina Luqadiina ku dooda yaan caalamka Idinla yaabine.
Idinkoo Raaliya.
@AbdiAddow1 Okey ma waxaa Rabtaa inay Turkiya baahidina Isbital wakiil ka noqoto.
Aaway Dowladaadii iyo madaxdaadii ku dhaaratay masuuliyada.
Xishooda Baahideena Annaga aan Asturano.
Cidii Masjid dhisaysane Ha dhisto.
Waa Baahanay Halaga Waynaado.
Taliyaha qeybta Booliska gobolka mudug ayaa Warbaahinta u sheegay iney gacanta ku dhigeen gabar muddo iska dhigeysay iney nin tahay islamarkaana dumar badan ay nin ahaan ula shaqeyn jirtay.!
#Somalia#galmudug
@AbdisalamAato@DSUBenadir Farxada ay ciyalkena Haystan hadii loogu daro Waxbarasho tayo leh iyo dad wanagsan ay ku daydan guul ayey gaarilahayen.
Sawiro qurux badan iyo xasuus ciyalnimo.