@Abdir_wehlie Hal siyaasi oo raba in gobalka banaadir aay yeelato maamul u gooniya ma jiro waxaa la ogyahy haddii aay Banadir maamul gobaleyd gooni ah noqoto in wax yaaba badan go'ayaan
I don't even know why we should engage in dialogue with Ethiopia while they believe that Somaliland is an independent country and they haven't abandoned their ambition !!!!
@MrDuqa Qofkii wax mucaaradi rabay kun jeer buu dib u guranayaa markuu arko adinkoo wax mucaaradaaya totally waxaan qabaa in uusan Farmaajo iyo xisbigiisa u soo hor marin yacni frontline ka aaysan ka soo istaagin mucaaradka.
@HamidMasheye Wakeup to the reality girl oday dhaqameeyd wax ma doorto sanadadaan xildhibaanada waxaa soo doortay farmaajo iyo Rooble yaan la nabin odayaalkii na soo samatabixiyay xiligii xumaa