@mssworld2021 Walaal xishood allaan kugu dhaarinee, oo waxan oo kale cid ku hadasha kama arag dib isugu noqo, kana fakar Mustaqbalkaaga dhabta ah ee aakhiro, iyo inta qof ee sababtaada ku xumaanaya.
Damiir daranaa duulku!
Ciyaartoyga #Idrissa_Gueye, ee lagu haysto taageer Khaniisiinta (Rag rag kale ka dhigtay dumarkoodi), bal ka warran?!.
Waxa igaga sii daran marka uu waddankaasi (Fracne) yahay aabihi Calmaaniyadda, ee waligiiba ku andacoon jiray Xorriyad-noolaashaha/Hadalk