@OGAA_NSHO Soomaliya 🇸🇴🇸🇴 dal dadkiisa waxa ay afkaga iskaga sheegaan aysan ku dhaqmi karin Hadii qof soomali ah aad is xog wareeysataan wuxuu kuu sheegaya cilada halka ay ka jirto asigoo daawada kuu sii raacsiinayo hadana afkiisa ma dhaafayo wax sheegii mahala waan taaganyahay isma ogin
Macnaha guusha waa in aad gaarto yoolkaga. Hadii aad meel soke sii luudeyso macnaheeda ma ahan in aad guuleysaneyso laga yaabe in aad hakato oo ad dhafi weyso halka aad si luudeyso taasi waxa la macna ah in lagu caawiyo oo dhabarka lagaa soo rixo guushanadana uu yeesho ruux kale
Hadii umada toodi hore ad u deyn laheydeen dhibta manta umada heysata maheysaten salafiyo gaalada waxay layihiin rafiiq bulshadana waxay u sheegaan gaalada in laga fogaado, salafiyo dariqoyinka waxay kula jiran dagal nockasta ah halka galada ay kula jiran saxibtinimo dhankasta ah
@OGAA_NSHO Sideedaba warbaahinta galbeedka waxay wakiil ka tahay bulshadooda waxay u doodaan bulshadooda marka majirto sabab ay u soo bandhigaan arimo ka hor imaanayo danahii loo aasaasay!! Marka aqliga saliimka ah ayaa diidayo in cadawgaga aad ka sugto gurmad ama hiilo,
SOMALIA 🇸🇴🇸🇴 IN AY YEELATO SIYAASADA GAROOBADA MAXAA U SABAB AH?🤔🤔 Aduunkan gaaal iyo muslim inta dushiisa saaran waxay ka simanyihiin in la ilaaliyo go,aanada masiiriga ah 🧐 laakiin siyasiga soomaliga ah aduunka nus qarni ayuu ka dambeeya
SOMALIA IYO SIYAASIGA!!!
Somaliaya waa dhul jororafi ahan muhiim ah dadkiisuna ay wax badan wadagan balse ay ka beecmushtaran dad yirahda siyasiyiin ayan nahay!!!
Tusaale siyasiga wa sida malgashade waxana shaqaale u ah qabilkisa oo ay heshiis ku yihin in uu u dhaco xoolaha umada