Today, the @SLNDGGC presented the Annual Work Plan of the year 2023.
A meeting held at the hall of the @SLNDGGC led by the @SLNDGGC Chairman together with the Deputy Chairman,Commissioner Abdiqadir and the Director General approved the 2023 Annual Work Plan of the @SLNDGGC.
Gudoomiyaha ayaa ku booriyay Hay'adda EUCAP tobabarkan maaraynta aqoonta ee ay hay'addaha kala duwan ee dawliga ah u qabteen isla markaana tobabarkani uu wax weyn ka tarayo aqoonta xafiisyadda iyo kobcinta Maamul Wanaaga.
ee shirka Gudida Komishanka Maamul Wanaaga kaas oo ay ka soo xaadireen Gudoomiye Ku xigeenka Komishanka Pro. Axmed Xasan Ibraahim, Komishaneer Axmed Jaamac Maxamuud, Komishaneer Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil oo ay Wehelinayso Agaasimaha Guud Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxmaan.
Guddoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga JSL oo ay weheliyaan gudoomiye ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee @SLNDGGC ayaa Ku wareejiyay Maayarka Degmada Laascaanood warbixintii ka soo baxday dersiddii iyo qiimayntii hanaanka maamul wanaagga ee Dawladda Hoose Ee Laascaanood.
oo ay weheliyaan Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee KMW Md.Cabdirisaaq Maxamud Maxamed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Bahda Sports ka ayaa kala qayb galay guusha Kooxda Komishanka Maamul Wanaaga JSL ay ku Guulaysatay Horyaalka Heerka 3-aad ee Caasimada Hargeisa.