As geopolitical competition intensifies in the Horn of Africa, Somaliland’s stability, strategic location, and growing regional relevance could make it an increasingly important partner for both the United States and Israel. With China and Türkiye expanding their security,
Maamo Faadumo Daaroodey "Rayigeeda & Araahdeeda" halagu xushmeeyo mise dadka ilaahey hadeey maqlaan boodayo aa so bateen 🤣🤣
@Yaska74750972 dhal culumo soo maahid
Dadka Soomaaliyeed ma aha dad abaalka illaawa. Dowladda iyo shacabka Imaaraatka Carabta 🇦🇪 waxaan uga mahadcelinaynaa taageerada iyo mashaariicda kala duwan ee ay ka hirgeliyeen Soomaaliya.
Waxaan sidoo kale bogaadinaynaa dadaallada horumarineed iyo kuwa bani’aadannimo ee Imaaraatku ka wado qaybo kala duwan oo dalka ah, kuwaas oo wax ka taraya nolosha bulshada Soomaaliyeed.
Saaxiibtinimada iyo iskaashiga labada shacab waa mid mudan in la xoojiyo lana sii horumariyo. 🇸🇴🤝🇦🇪