30 sano hadii aan isku Qancinaynay marbaan lahayn ciidamo ladhoho libaax yada Africa hada waxay umuuqataa in aan iskusii Qancin doono mar baan lahayn ciidamo ladhoho gor gor iyo haramcad oo shan sano bay dhisnaayeen tolow ma caabudwaaq iyo Balanbale bay aden
dalkaan hadii aan rabno inuu qab iyo qiimo yeesho oo aan helno ciidan qaran iyo qof kaligi kursiga ku arimin kara ee aan dhahayn kaalaya igula fariista Allah aan kabirino mid mareexaan Ah magiciisuna yahay maxamed
Dal reysalwasaare hiisa lugu soo xulay Dakano siyaasadeed iyo siduu oo ag maray aan u agmarno in kasoo uu fariidsanaa kan looga aarsanayo wasiirkiisa amaankana lugu sooxulay xumayn Qabiil sirdoonkiisa lugu xushay in lugu qariyo siro badan dagaal ma gali karo
waxaan kutalinayaa in dib loo diyaar garoobo oo dalka dagaal sax ah lagiliyo kaas oo dhaafsan in mayd korki iyo meel cadowgu dumiyay laga dhoho dalku dagaal buu gala waana in ay isku arkaan furinta madax iyo shacabkuba 2 wa in dib loo howl gashaa abwaanadii hobaladii qaranka
waxaa in badan madaxda dalku soo cel celisa kalmada ah dalku dagaal buu gala balse waxaa xaqiiq ah in ay tahay hadal la iska yiri ee aan lugu salayn qorshe iyo diyaar grow dhab ah badalkeeda waxaa si dhab ah udiyaar garoobay cadowgii oo noo gaystay gumaad naf maal iyo cabsi galin
ma garanayo si aan masuul ama madax ugu tilmaamo shaqsi wixii maanta dhacay kadhuumanaya oo caawa hurdo uga soo dhacday isla halkii uu awal seexan jiray