Dadka weey kala aragti duwan yahiin balse waxaa loo baayanyhy mar walba inaa aragtidaada cabirto kuna saleeyso xaqiiqada jirto kana hadasho wax sax ah oo la wada fahmi karo
Every time alle mahd leh
Engeerada ku howlan biyo xirista Magaalada Beledweyne oo saakay ka shaqo bilaabay deegaanka Qooqane oo 20 KM ka jiro dhanka Waqooyi Magaalada Beledweyne wadada dheer ee Jaayga Qooqane waxeyna soo Cabireen ilaa 6 KM oo Biyaha Beledweyne Qaxiyo Mariin u ah Guul Insha allah 2020,