Waxaan khadka taleefoonka kula hadlay Xildhibaan Sagal Cabdi-weli oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan loo doortay in ay noqoto xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Boqortooyada Ingiriiska.
Waxaan Xildhibaan Sagal ugu hambalyeeyay guusha weyn ee ay ka gaartay doorashada, waxaanan u rajeeyay in alle u fududeeyo xilka culus ee ay xambaartay, aniga oo u sheegay sida dowladda, madaxda iyo shacabka Soomaaliyeedba ay ugu faraxsanyihiin guusheeda oo ah mid taariikhi ah.
Xildhibaan Sagal waxa ay tusaale wanaagsan u tahay qurba-joogta Soomaaliyeed ee dunida meelo kala duwan ku nool ee dedaalkooda iyo kartidooda ku gaaray xilal iyo darajooyin waaweyn.
Waxaan xildhibaanadda kula dardaarmay in ay si hufan u gudato xilkeeda, u shaqayso bulshadii baarlamaanka u dirsatay, kana qeybqaadato dedaal kasta oo lagu sii xoojinaya xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo UK.
Waxa aan si gaar ah u bogaadiyay doorka ay dadka Soomaaliyeed ku leeyihiin horumarka iyo siyaasadda dalalka ay ku nool yihiin, taas oo muujinaysa kartidooda, aqoontooda iyo dadaalkooda. Waxa aan u rajaynayaa in guusha Xildhibaan Sagal ay dhiirrigelin u noqoto jiilalka soo koraya, isla markaana ay horseeddo fursado badan oo dadka Soomaaliyeed kaga qaybqaataan hoggaaminta iyo go'aan-qaadashada.
🚨 BREAKING:
Jewish filmmaker Sarah Friedland uses her Venice Film Festival speech to criticize Israel:
"I accept this award on the 336th day of Israel's violations in Gaza and 76th year of occupation. I stand with the people of Palestine."
I saw former Foreign and Finance Minister Beyle and former Information Minister Dubbe (pictured), who once shed tears ostensibly out of patriotism, have turned into weird secessionists.
The president(s) in whose camp these men were stalwarts have some explaining and/or apologizing to do — not least for the judgment that elevated such turncoats to senior ministerial positions.
Let us hope there are no more fakers loudly preaching patriotism while conniving against the state.
Lesson learned: words, tears, appearances and sponsorship alike will not do.
We must check under the hood and conduct background checks and evaluations of anyone holding national office.
Hussam Ebu Safieh, "İsrail'in rehineler için ölüm cezası" ile öldürülecek olan Filistinli doktorlardan biridir (diğer 95 doktor arasında).
Onu öldürmelerine izin verme.
Bunu yeniden yayınlayın.
It is an honor to accompany the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, at the opening of the 81st Session of the United Nations General Assembly in New York.
I look forward to contributing to Somalia’s engagement at this important global forum and advancing our national priorities on human rights, family and child protection.