@LamaFarxiyo πintaaa leys la gartaye
Bal intey guurka la gaarin dabeecad ahaan ha Isa soo dhisan dumarka somaliyed
(Waligey ma arag gabar somaliyed oo salaan caadi ah ooo farxadi ka muuqato aaan iska qaadney ) marka hore ayaaba Xanaq ama isla weyni kamuqda