Palestine will decide where the world will go, Palestine will lead a revolution that cripples many countries that have surrendered power, Palestine will be the key to the revival and conquest of Islamic countries.
Gacanta ku garab qabata marka aad kufto, ayaa ka wanaagsan tan ku salaanta ama kuu sacbisa maalinta aad guuleysato.
Ha in kirin kuwa galladda kuu galay maalin.
xigasho anas H samafale
Ramadan kariim dhamaan umada Muslimiinta ah ee aanu halkan asxaabta ku nahay
Ilaahay waxaan iidinka rajaynayaa camal samaan iyo cibaado suuban
Alle Ramadanta khayrkeeda ha ina siiyo
I congratulate and congratulate the government of Somaliland and the international company dp world who jointly implemented the construction of Berbera free zone. I hope that international investors will be a living example of dp world and invest in Somaliland.
"Ku farax waxyaalaha yar yar ee wanaagsan ee aad haysato, oo ku kalsoonow in kumannaan qof ay rajaynayaan waxa aad haysato, ku faraxsanow waxa aad haysato, oo Ilaahay u mahad naq si kastaba. Ha ahatee"