Doorasho loo dhanyahay ayaa ah xalka kali ah ee marxaladdan adag looga gudbi karo. Madaxweynihii hore Mudane Xasan Sheekh dalka xoog kuma haysan karo, sidaas daraadeed waxaa la gudboon in uu talada dhexda dhigo.
Hogaamiye Madaxwayne @M_Farmaajo,
Afayeen @MrDuqa
Xarunta dalxiiska ee Shabeeley waxa ka furmay kulan ay iskugu yimaadeen Masuuliyiin iskugu jira heer Federal iyo Deegaanada Dalka.@BashiirWabax@JimaleBulle@Mustafe_M_Omer
@abdiOumeri Ahaanshaha itoobinimada waxaa ka horaysa inaan somaali nahay, qawmiyadnimadeena somaali ahaan inoogu ku faanayna ayeynu itoobiyaan nahay. lkn itoobiya dal ee ma aha qawmiyad, qawmiyad walbaana waxayku faantaa oo ay horaysiisaa magaca qawmiyadooda.
President Hassan Sheikh Mohamud’s legal term in office ends on May 15, 2026, and he needs broad consensus and a political agreement to prevent a political and constitutional vacuum.
@abdiOumeri Wasiir Faatax nin dagan aqoon iyo waayp arag ah, ma ahayn inaad ku aflaagaadayso, xukuumadii buu ka tirsanaaye muxuu wax iiga sheegay, dhibta, hagar daamadii, xasuuqii, boobkii, barakicintaad ku kacday ma aha mid la ilaawi doono.
Thank you your excellency PM Dr. Abiy Ahmed for gracing the completion of the first phase of the corridor development and for this great initiative which has transformed the city. When phase two is done soon, Jijiga will start to live up to its billing as the most vibrant city in the East of Ethiopia and the wider Horn of Africa. The Shabeeley Resort will undoubtedly also become a new tourist attraction to a region where fast urbanization is underway.