I am a Somali citizen living in Somalia, and I am highly interested in reading books on politics, ancient history, and the biography of Prophet Muhammad (SCW).
Allaha unaxriisto hogaamiyaha ruuxiga ah ee dowlada islaamiga ah ee iran runtii waa geeri aan jecleesan iney xiligaan kusoo aado, laakin waxa dhacay wixii xaga alle ka qorna dowlada islamiga ah ee iran ah kuma dhisna hal qof mana ah nidaam u dhutinaayo hal qof oo ka baxay .
Madaxweynaha jamuuriyada fedralka somalia Dr Hassan Sheikh Mohamud, ayaa noqday madaxweynihii ugu horeyay ee jamuuriyada saddex ee soomaaliya ee safar taarikhi ah ku tago waqooyiga soomaaliya gaar ahaan caasimada maamul gobaleedka waqooyi bari somalia.
Maanta waa maalin aan qiimo gaar ah ii leh β walaalkay iga weyn oo qaaday tallaabo nololeed oo cusub.
Waan ku faraxsanahay, waan ku faanayaa.
Ilaahay ha u barakeeyo arooskiisa, ha u barto sabir, naxariis, iyo jacayl joogto ah.
Waa bilow cusub, waxaana rajeynayaa inuu noqdo mid