Madaxweynaha Ruushka,Vladimir Putin ayaa sheegay in in ka badan 200 khabiir nukliyeer oo Ruush ah ay hadda ka shaqeynayaan dhismaha laba xarumood oo nukliyeer cusub oo laga hirgelinayo gudaha Iran.
Wuxuu sidoo kale caddeeyay in Moscow ay heshiis gaar ah la gaartay Israa’iil, kaasoo lagu xaqiijinayo ammaanka shaqaalahaas Ruushka, iyadoo laga hortagayo in ay ku waxyeelloobaan xiisadda sii kordheysa ee gobolka.
Maxay yihiin xarumaha nukliyeerka ee khuburasha Ruushka ay ka dhisayaan Iiraan?
Xarumaha nukliyeerka ee ay khuburada Ruushka ka dhisayaan Iiraan, lama xiriirto nukliyeerka hubka , waa dhismaha Biyo-Kuleelayaal Nukliyeer (Nuclear Power Reactors) kuwaas oo qeyb ka ah xarunta Bushehr Nuclear Power Plant ee koonfurta Iiraan. Waxay qeyb ka yihiin qorshaha Iiraan ee ah in ay ballaariso awooddeeda koronto ee laga dhaliyo tamarta nukliyeerka, iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyadda Ruushka.
Participants are actively engaged, posing insightful questions and sharing valuable insights. It's a dynamic exchange of ideas, showcasing the diverse perspectives in the room.
#DiSoCoConference
Official, confirmed. Christopher Nkunku signed a six year deal as Chelsea player valid until June 2029. 🚨🔵 #CFC
Fee close to €60m to RB Leipzig.
“I am incredibly happy — big effort was made to bring me to the club, I wanna show Chelsea supporters what I can do on the pitch”.
During the Holy Month of Ramadan, I always visit Muslim countries, fasting in solidarity & sharing an Iftar.
Today, I am happy to continue this tradition in Somalia.
I thank President @HassanSMohamud for the warm welcome.
Bring it on baby. Just let us know when you need an exit strategy or way out. Alxamdulilaah for the victory #SSCDefenceForces have achieved today from the unexpected attack that was planned by @musebiihi to disturb the visit to LasAnod by our Traditional Leaders from Mogadishu.
What's happening in #Lasanod for the 3rd day in a row is a public uprising against the repressive tactics of #Somaliland. It is shameful & unacceptable by all measures. Ignoring that fact by #NCC meeting is also more shameful.
Magaalada #Laascaanood, waxa maalintii saddexaad galay mudaharaadyo ka dhan ah dilal waayadan ku soo noqnoqday oo lagu diley haldoor kala duwan.
Waddooyinka, ganacsiga iyo xarumaha waxbarashada ayaa xidhan, bannaan-baxayaasha ayaana la soo baxay calanka #Somalia.
H.E @HassanSMohamud, together with the Presidents of Djibouti & Niger, @IsmailOguelleh & @mohamedbazoum, held talks with @SecBlinken and @SecDef, on the sidelines of the U.S.-Africa Leaders Summit in Washington, D.C. They discussed practical ways to strengthen ties & partnership
Support or oppose, Gamal Haasan has an overwhelming support of his constituency, including the Garad. If Deni plays devious game with this seat, it could harm Puntland. Becareful prez Deni and recognize your limits.
@SaidAbdullahiDe@AmbGamal
#Bosaaso_deeqa waa nabad Alxamdullilah, dadkiina waa soo laabanayaan. Waa magaalo #Soomaali abaal ku leh, wayna helaysaa abaalkaas. Waxa ka dhacey waa laga heshiinayaa, waana lagu xisaabtamayaa. Inta xumaanta la jeclaadey waxay ku tiri "Ha karaamo seegina Habaar laygu kari waaye"
Munaasabadda Xuska 78 guurada ka soo wareegtay Aasaaska CBS ayaa hadda ka socota Akadeemiyada Janaraal Kaahiye. Madaxweyne @M_Farmaajo, Guddoomiyaha @Golaha_shac_JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed @GenHijaar & Madax kale ayaa ka qayb-galaya.