@nujuumarts Qof walba siduu rabuu illeen u hadliye Ma wuxuu sugayay wuxuu sheego uun in la maqlayo. Waxanoo kale wakhtigaaga haku lumin walaashay. Wuxuu akhriyaan la yaabay
Horumar la’aanta iyo adeeg xumada dowladeed marka laga soo tago dhulka Soomaalidu waa kan ugu qaab samays cajiibsan.
Xusuusnow;
Baariis adoon tegin
Ama boon ka sheekeyn
Barashada dhulkaagaa
Horta laga bogtaayoo
Beryo la isku hawlaa!
— I. W. Hadraawi, Burco.
#BiciidMagazine