Chairman of Puntland Human Riths Defender ( Dif. Xuququl Adnaha puntland)
Former, General Secretry of Puntland Lawyers Ass. Pri. Lawyer & Judge Supreme Crt.
Waxaan si xoog leh u canbaaraynayaa xariga sharci darada ah ee xukuumada ku hayso wariyaasha kala ah #Kilwe Aadan Faarax iyo #Cabadulaahi Cabdiraxmaan, sido kale in ay Dawladdu ilaaliso Sharciga ayna dib ugu soo celiso Goobaha awooda u leh hayntooda sharci wariyaashaas.
Waxaan maanta soo xiray Tababar & Aqoon is waydaarsi ku saabsan Xuquuqda aadanaha & Caabuqa Covid-19 oo aan u qabtay bulshada rayidka ah oo ka kooban Odayaal dhaqameed,Culimaa u diinka, haweenka &dhalinyrada, sidoo kale waxaa qayb ka ah Wakiilllada Gobolada ee Xafiiska Difaacaha.
Mr. Said Mumin- Chief of Puntland human rights defenders (@ophrd14) will be speaking at PDI forum Saturday 17th October. Mr. Mumin is a human rights activist. #PDISomalia
Shalay ayaan kulan isugu jira is xog waraysi iyo dhiiri galin la qaatay qayb ka mid ah Suxifiyiinta Pl taas aan ku booriyay warbaahinta & suxufiyiinta in ay kaalin wanaagsan ka cayaaraan horumarinta xuquuqda Adanaha, si shacabku u helaan aqoon ku filan oo la xiriirta xuquuqdooda.
Waxaan maanta ka qayb-galay munaasabadda Xuska ee maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Dadka Naafadda ka ah Dhegaha (Sign Languages).
Waxaana u sheegay Madaxda iyo Bulshada Naafada ah oo ay tahay inay ogaadaan "in ay leeyihiin Xuquuq la"siman tan dadka kale ay leeyihiin".
Waxaan maanta Xafiiska ku qaabilay Kiiska #Shukri Axmed Cali (#Kutubo) oo ka cabanaysay dulmi loo gaystay, waxaanugu diiwaan galinay kiisaan annagoo horseed u noqon doona sidii Cadalaad buuxda u heli lahayd.
.....Ka hortaga Caroonaha ayuu Xafiisku ka qaybiyay Intii u dhaxay say 8-17 bishaan Xabsiyada iyo Saldhigyada kala ah:
Boosaaso ,Qardho, Garowe iyo Gaalkacyo.
Sidoo kale waxaan kormeer ku samaynay dhamaan qaybaha kaka duwan ee Xabisga wayn, annagoo mid u dul istaagnay sida..2/4
Today, we have concluded the distribution activities on #covid-19 hygiene, sanitation, protective and social distancing materials for main prisons and Police stations in Bosaso, Gardo, Galkacyo and Garowe. The Defender, MPs, CSOs leaders and Custodial corps command were attended