INAA LILLAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLAHA U NAXARIISTO Marxuumada Habaryar Faadumo Mohamed, Samir waara Allaha naga siiyo Habaryar Janadul Fardowsa Fadhigeeda allaha ka yeelo
اللهم امين ي��ـــــــــــــــــــــــارب العالمين
Amin ya rabbal'alamin.😢
Alxm, Manta waxaan jirsadey 30 sano (Dhalasho Wacan Nafteydaa)
Happy 30th Birthday to me! 🎉 Feeling incredibly grateful and proud as I look back on my journey as an entrepreneur, mentor, and teacher in online business and cryptocurrency. It’s been an amazing ride sharing my knowledge and insights as a blogger and social media influencer. Here’s to the next chapter, full of growth, learning, and success! Thank you all for being a part of this journey. The best is yet to come! 💪
Waxaan maanta saxiixay buuga tacsida Alle ha u naxariistee, Marxuum Professor Mohamed Sheikh Osman Jawaari, Eebe Jannatul Fardowsa howgiisa ha ka yeelo, eheladiisa iyo Soomali oo dhanna, Eebe samir iyo iimaan ha ka siiyo (Aamiin).
05/JULY/2024
@EngNaaji@HassanSMohamud Guul baan u rajeynayaa MW qaranka, ummadda Soomaliyeed, umadda soomaaliyeed Waxay Si dhabba Uga Soo muuqdeen Indhaha Caalamka anaguna wan ku garab taaga nahay horumarka iyo wadada saxda ah uu u jiheystay wadanka.🙏🙏
Inna lillah wa inna ilayhi raajicuun Allah ha Naxariisto UGAAS CABDULLAAHI UGAAS GAASHAAN-BOOR eheladda iyo qaraabadii Samir iyo Iimaan ha ka siiyo asagan janaddii Fardowsa ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Monday, March 25, 2024
Ramadan 15, 1445 AH