Noloshu inay private Ku thy wax Ka fcn ma jirto lkn hadayna Ku ahayn wax walba share Aad la samayso ogow noloshada marwalba waa lagula maamulanaya ahow qof go'aan leh noloshiisana maareeyn Kara wax walba Kula soo darsa Alle u noqo lkn bila Aadam waa kuwii wax Ka sheega 🤐🤐✅
It's not only beautiful people filled with love, but they are also very talented, I wonder how they acted and sounded without music, and they make sounding music with their dialects, the language they don't speak for! 2 many tyrants leaders have tried to divide us, & they failed!
Dadka sida dhabta ah isku jecel si sahlan kuma Kala haraan.hadii at jirto boqol sababood oo ay Ku Kala tagi Karan wxy helaan hal Sabab ay Ku wada jooga"Ramadan Kareem 😘✅
Tiro ma leh nabaradda nolosha ay dadka badday, waxa kali ah ee boogahaas dheyi karaana waa RAJADA. Rajadaaddu Ha ahato Mid ku Samir Siisa Oon dulinimo ku Badin. 🙌