@abaayomalyuun Waxa banaan iyo waxa aan banaanaynba diinteena islaamka waa lagu sheegay iyo wax walba waqtigiisa la gaarayo . su,aashana haday saa u adagtahay wax google la dhahaa jira oo waa la baaraa markaa kadib wixii adkaaga ama aad fahmi waydo dadka dib loogu soo celiyaa kollay