Gorfayn iyo falanqayn ku saabsan buugga; How to Stop Worrying and Start Living, ayaa lagu qabanayaa maktabadda dadweynaha Sanaag (@Librarysanag).
Xogta iyo xilliga ka akhriso boodhka hoose.
Nagala soo qayb gal, walaal.
Gudoomiyaha Maktabadda oo safar shaqo ku jooga magaalada Ceerigaabo ee caasimadda gobolka Sanaag ayaa booqday maktabadda dadweynaha Ceerigaabo, labada maktabadood oo ay kala metelayaan madaxdoodu ayaa is dhaafsaday buug kala duwan.
Cawayskii labaad ee Ramadaanta,Soonka iyo Caafimaadka. Dr Farduus iyo Dr Maxamuud ayaa marti ku ahaa
@Sanwilwilo@HassanGabood@AhmdMFarah
@JamusMuscab https://t.co/FosxnWCq3b