Hambalyo Xuska Sannad-guurada 65-aad ee 26-ka June 1960-kii:
Waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah dhul Soomaali leedahay halkii ugu horeysay ee xornimadeeda iyo gobonnimadeeda ka qaadata gumeystihii reer Yurub.
Waa taariikh JSL cidna la wadaagin oo ay gaar u leedahay JSL.
Nin oday ahaa oo xikmad badnaa ayaa inan uu adeer u yahay oo siyaasi ah oo mar walba odhan jiray waa la i eryanayaa ayuu ku yidhi
" Adeer hebelaw adigaa is eryanayee iska hadh "
Waxaan leeyahay Wasiir wali mucaaradku idiinmay qalab qaadan
idinkuunbaa is eryanaya ee is daaya
"You have fulfilled your duty and beyond, and we extend our heartfelt gratitude to you.
The next generation will rise to continue the noble struggle for the enduring state buildind for our beloved country #Somaliland ."
@EdnaAdan
جمعة مباركة على الأمة الإسلامية، تقبل الله بركات العشر الأواخر من رمضان
القضية الفلسطينية هي قضية إسلامية وعربية، نحن ندعمهم للحصول على الحرية لأرضهم وحق العودة وأن القدس عاصمة فلسطين التي لا يمكن التنازل عنها.
إن تهجير الشعب الفلسطيني جريمة خطيرة
جمعة مباركة على الأمة الإسلامية، تقبل الله بركات العشر الأواخر من رمضان
القضية الفلسطينية هي قضية إسلامية وعربية، نحن ندعمهم للحصول على الحرية لأرضهم وحق العودة وأن القدس عاصمة فلسطين التي لا يمكن التنازل عنها.
إن تهجير الشعب الفلسطيني جريمة خطيرة
"I have come on a short, special visit to the United Kingdom.
I am very grateful to the people of London who warmly welcomed us, as we are former officials, national parliamentarians, and other officials, during the blessed month of Ramadan.
I came to the United Kingdom on official visit in 2013 and 2014, where I participated in the conference on aviation development and security at the airports of the Commonwealth nations, which was hosted by the UK government at that time, representing our country, the Republic of Somaliland."
"Somaliland, which wanted to be recognized for a while, now the United States will soon recognize Somaliland as an independent country." words of the famous Egyptian journalist Abdel Bari Atwan.
Waxaan maanta ka qayb galay xafladii xil wareejinta agaasimaha guud ee Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada.
Walaalkay Ahmed Hassan Aw Aden nasiibwanaagsan ayaan u rajaynayaa, agaasimaha cusubna Abdishakuur waxaan ilaahay uga baryayaa inuu masuuliyadaas u fudaydiyo.
Guud ahaan waxa inoo qabsoontay doorasho taariikhi ah oo wadankeena meeqaamkiisa sare u qaaday, waxaan si kal iyo laab ah ugu mahad celinayaa cid walba oo ka qayb qaadatay hawshaas qaran, sida KDQ, Ciidamada qaranka, daneeyayaasha siyaasada iyo guud ahaan shacbi weynaha JSL.
Waxaan sidoo kale hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee JSL ee shacbigu doortay iyo ku xigeenkiisa, iyo Saddexda xisbi qaran ee saaxada inagu matali doona 10 sano ee socota, waxaanan ilaahay uga baryayaa inuu hawshaas u fududeeyo.
Waxaan sidoo kale u mahad celinayaa madaxweyne Muuse biixi cabdi oo dalkan u soo shaqeeyay maraaxil kala duwan oo badana kala soo dabaashay, maantana taariikhda qaranka meel sare ka galay.
Asxaabta siyaadada waxaynu u samaysanay inaynu ku kala aragti duwanaano oo qof walba xisbigii cajibaya uu ka mid noqdo laguna ixtiraamo, waan ku faanayaa kuna faraxsanahay inaan u soo halgamay xukuumadii aan ka mid ka ahaa iyo xisbigaygayga Kulmiye mudadii uu dalka xukumayay, aniga oo si daacad ah oo aan laba boglayn lahayn ula soo shaqeeyay.
Doorashadu waa tartan, mar haday tartan tahayna waa in cid guulaysataa cidna laga guulaystaa, sidaas darteed waxa inagu waajib ah dhamaanteen inaynu fursad siino madaxda la doortay, isla markaana u muujino garab istaag.
Somaliland Guul.
Maanta iyo khatinka Ololaha Guusha Madaxweynaha Qaranka JSL iyo Degmada Salaxlay.
Madaxweyne Duco iyo Codba waanu ku raacinay.
Today and the end of the campaign for the victory of the President and Salahlay District.