Wadankeena in aan hagaagsano Waxay dani ugu jirtaa qof kasta oo inaga mid ah, Waxan waligay maqli jirey, Dantaada gaar ah ka hor mari Danta guud.
Waxan ka xumahay waxa ku dhacay garsoone Omar Abdulkadir Artan oo runtii ah nin dhalinyar ah oo dadaalkiisa ku gaaray heer caalami in uu noqdo lkn nasiib daro wuxu riyadiisa saameeyey Passport Somali ����🇴.
Cashar aan ka barano Guys, wadankeena aan u turno oo aan hagaagsano si jiilka soosocdo ugu yaraan ay riyadooda u garaan.
Somali referee Omar Artan, who was set to be the first from his country to officiate at the World Cup finals, has been denied entry to the United States.
https://t.co/kSveDfqDTO
Alxm waxaan maanta kusoo dhoweyney waftigii Isimada dhaqanka ee koonfur ka yimid. Isimadu dhulkoodii bay yimaadeen, visa iyo ogolaansho kalena uma baahan, taas oo ka duwaneye 3 bilood ka hor. Soo dhowaada Isimo, dalkiinii iyo dadkiinii kusoo dhowaada. @TheVillaSomalia.
This is what happens when S/L enters into a ceasefire commitment. This shows the close proximity of the shooters to my residential. @UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_
Update: the heaviest artillery has been fired on us tonight as we were getting ready for bed. This is unusual time for these attacks. Seems like the hope of any negotiations and future healthy relationships is diminishing.